MORE THAN news and information that stood the test of time
TEN YEARS OF fair and balanced reporting with courage and integrity
Cadnaan Ibraahin Nuur Cali waa wiil dhibane ah oo ku nool degmada Xamar-jajab ee gobolka Banaadir, muddo 3-sano ah ayuu Baralees yahay, waxaana gacanta ku haya Hooyadiis iyo Aabihiis oo aan heyn wax shaqo ah amaba dhaqaale, isla markaasna ah baagamuudo, waxayna ku noolyihiin wax ay ka helaan dadka deriska la ah xaafadda ay deganyihiin, waxayna markii hore qoyskan ka soo barakaceen magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay.
Axmed Madoobe:- Shaqo badan ayaa na hortaala sidii aan dalalka deriska aqoonsi uga heli laheyn ayaana ku…
Somaliland oo si cad u diiday markale in xafiiska UNSOM laga furo deegaanadeeda, kuna hanjabtay…
Sarkaal ka tirsan Guddiga doorashooyinka Puntland oo is casilay, sheegtayna…
Maleeshiyada Al-shabaab oo soo bandhigay maxaabiis Kenyaan ah iyo hub ay sheegeen inay….
Wararkii ugu dambeeyay Nin dilay xaaskiisii oo shan caruur ah u laheyd, isagiina isdilay iyo nin kale oo isna xaaskiisa ku dilay magaalada
Faahfaahino ka soo baxaya ciidamada Jabuuti iyo kuwa dowladda Soomaaliya oo la wareegay deegaano cusub oo ku yaala…