Nagu saabsan
Shabakadda Somaaljecel waa shabakad warar iyo wacaal lana furay sannadku markii uu ahaa 2002.
Waxaa ay Shabakaddu fadhiisin ku leedahay dalka Maraykanka waxaana ay shaqaalaheedu joogaan meelo ka mida dalka gudihiisa iyo dibadiisaba.
Shabakaddu waa mid madaxbanaan balse ku dadaasha sidii ay si dhexdhexaada uga soo warin lahayd dhacdooyinka maalinlaha ah ee ka dhaca dunida dacaladeeda.
Si aad ula soo xiriirto Shabakadda Somaaljecel waxaad istimaali kartaa cinwaanada iyo taleefoonadda hoos ku qoran
MUQDISHO:
Editor-in-chief: C/raxmaan Cumar Madoobe (Caaqil Dalmar)
tel: 252615572755
USA:
Managing editor: Maxamed C/qaadir
tel: (678)631-1881





