Liiska Magacyada Saraakiisha Madaxweynaha Somaliland ku taxay darajooyin beelaha ay ka soo jeedaan

1-Ismaaciil Shaqalle Taliyaha ciidanka Qaranka ,Derejada Madaxweyne Siilanyo u gartay Sareeye Gaas beeshiisa Sacad Muuse

2-Cabdilaahi Fadal Iiman Taliyaha Ciidanka Booliiska derejaduu Madaxweyne Siilanyo siiyey Sareeye guuto,Beesha Arab.

3-Maxamed Xuseen Xiirane Taliyaha Ciidanka Asluubta Derejada madaxweyne Siilanyo siiyey Sareeye Guuto Beesha Dhulbahante

4-Axmed Cismaan Xasan Taliyaha ciidamada Ilaalada Xeebaha ,Derejada Madaxweyne Siilanyo siiyey Admiral guuto,Beesha Ciidagale

5-Cabdilaahi Calas Abaandulaha koowaad ee ciidanka Qaranka Derjeda Madaxweyne Siilanyo siiyey Sareeye Guuto Beesha Dhulbahante

6-Libaax Rayaale Abaandulaha labaad ee Ciidanka Qaranka Derejada Madaxweyne Siilanyo siiyey Sareeye Guuto Beesha Gudabuursi.

7- Maxamed Adan Saqadhi (Dabagale),Hogaanka Hawl-gelinta Ciidanka Qaranka,Derejada Madaxweyne Siilanyo siiyey Gaashanle Sare, beesha Habar Yoonis.

8-Cabdiraxmaan Fooxle ,Taliye xigeenka Koowaad ee Booliiska ,Derejada Madaxweyne Siilanyo siiyey Sareeye Guuto Beesha Ciise Muuse.

9-Daahir Cali Wacays,Taliye ku xigeenka Labaad ee Ciidanka Booliiska,Derejada Madaxweyne Siilayo siiyey Sareeye Guuto,Beesha Ciise

10-Xasan Cali Dheere Taliye ku xigeenka koowaad ee Ciidanka Asluubta,Derejada M.Siilanyo siiyey Sareeye Guuto Beesha Habarjeclo

11-Cali Cumar Axmed Taliye xigeenka labaad ee Ciidanka Asluubta ,Derejada Madaxweyne Siilanyo siiyey Sareeye Guuto, Beesha Warsangeli.

12-Taliye xigeenka Ciidanka Ilaalada Xeebaha,Derejada Madaxweyne Siilanyo u Gartay Admiral Guuto,Beesha Dhulbahante

Short URL: http://www.somaaljecel.com/wp/?p=16214

Posted by AqilDalmar on Feb 3 2013. Filed under WARARKA UGU DAMBEEYA. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

You must be logged in to post a comment Login

Search Archive

Search by Date
Search by Category
Search with Google

Photo Gallery

Log in | Farshaxanku waa: SOMAALJECEL NEWS NETWORK