diyaaraddii Somali Airline oo bool bool loo kala dhigdhigay(DAAWO SAWIRRADA).
Wararka laga helayo Gobolka San Fransisco ee dalka Mareykanka ayaa sheegaya in shirkad laga leeyahay dalka Mareykanka ay halkaasi geysay diyaaraddii Somali Airline kadibna bool bool u kala furfuray.
Mid ka mid ah Website-yada caalamiga ah ee faafiya Siraha dowladda Mareykanka ayaa faafiyey Sawirada warkan,soona bandhigay diyaaraddii Somali Airline ee ay lahayd Somaliyeed oo bool bool looa kala dhigdhigay.
Haddab Daawo Sawirrada diyuaaradda oo bool bool loo kala dhigdhigay:
Short URL: http://www.somaaljecel.com/wp/?p=15364













