NEWS AND ENTERTAINMENT » WAREYSIYADA

Fanaanadda Saynab Labo-dhagax oo magaalada Kampala ee dalka Uganda si diiran loogu soo dhaweeyay, bandhig Fanneedna ka dhigeysa (Daawo Sawirrada)
Fanaanadda  Soomaaliyeed ee caanka ah Saynab Maxamed Xaaji (Saynab Labo Dhagax)  ayaa magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda habeenka 5-ta bishan  ka dhigaysa bandhig faneed ay ugu talo gashay in ay ku wacyigeliso  bulshada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Uganda.

Saynab Labo-dhagax oo maanta oo ay taariikhdu tahay 04/11/2012 soo  gaartay magaalada Kampala ayaa waxaa  soo dhaweynteeda ka qeyb qaatay  dadweyne aad u fara badan oo sitay sawirkeeda iyo caleemo qoyan iyo  sidoo kale calanka buluuga ah ee Soomaaliya.

Fanaanadda oo aan ku booqanay Hotelka ay ka degtay magaalada Kampala  ee dalka Uganda oo lagu magacaabo Hotel Tagy ayaa waxaanu halkaas kula  yeelanay wareysi kooban, waxayna sheegtay in ay ka timid magaalada  Nayroobi ee dalka Kenya, halkaasoo iyada iyo Al-fannaan Axmed Naaji  Sacad ay ku casuuntay safaaradda Soomaaliya ee Kenya.

Fannaanadda Saynab Labo-dhagax waxa ay sheegtay in ay magaalada  Nayroobi ee dalka Kenya ay ku sameeyeen iyada iyo fannaanka  Axmed Naaji  Sacad heeso waddani ah oo lagu taageerayo dowladda Jamhuuriyadda  Soomaaliya.

Saynab Labo-dhagax waxa ay sheegtay in ay samaysay NGO la magac baxay  International Art and Youth Intiative kaas oo lagu fulinayo mashruuc la  magac baxay Partnership for Change, Empowering  Youth Through Art oo  loogu talo galay in lagu wacyigeliyo dhalinyarada Soomaaliyeed oo muddo  22-sano ku dhex jiray dagaalo sokeeye.

Saynab Labo-dhagax oo ah fannaanad heer qaran ayaa Hotelka ay Kampala  ka degan tahay waxaa ku booqday oo ay kula kulantay mas’uuliyiin ka  tirsan safaaradda Soomaaliya ee Uganda, odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed  oo uu horkacayay Ugaas Maxamed Bashiir Ugaas Xasan oo dhawaan soo gaaray  dalka Uganda, madax ka tirsan Xisbiga nabadda iyo horumarka (PDP) ee  Kampala oo ay ka socdeen Muuse Maxamed Cusmaan iyo Xuseen Ibraahin Nuur  iyo dadweyne fara badan.

Seynab Maxamed Xaaji (Seynab Laba Dhagax) waxa ay sheegtay in ay  dhawaan tegi doonto magaalada Muqdisho oo ay dooneyso in ay ka hirgeliso  NGO lagu wacyigelinayo dhalinyarada Soomaaliyeed si loo dhaqan celiyo  dhalinyarada, maskaxdoodana looga tir-tiro dagaallada sokeeye iyo  waxyaabaha dhaqan xumada ah.

Fanaanada  Saynab Labo-dhagax bishii Maarso ee sanadkan aynu ku jirno  ayay  tagtay caasimadda Soomaaliya ee  Muqdisho, xilligaas oo ay  Muqdisho geysay mucaawinooyin ay u qeybisay dadkii barakacayaasha ahaa  ee ay saameeyeen abaarihii ka dhacay dalka Soomaaliya, waxayna  fannaanada barakacayaashii ku sugnaa magaalada Muqdisho u qeybisay  gargaar kala duwan oo isugu jiray Bariis, Caano, Timir, Saliid iyo  Sokor, kuwaasoo ka maqsuuday deeqdaas ay fanaanada  gacanteeda ugu  qeybisay, iyagoo uga mahad celiyay fanaanada sida sharafta leh oo ay u  maamuustay, waxayna illaah uga baryeen in fanaanada uu Ilaahay  karaameeyo, maadaama ay sharaftay.

Fanaanadda Saynab Labo-dhagax ayaa xilligaas  ugu baaqday  fanaaniinta, abwaaniinta iyo dadka dibada jira  in ay dalkooda yimaadaan  iyadoo xustay in dalku uu nabad yahay, wuxuuna socdaalkeeda Muqdisho  daahfur u yahay amniga ka jira Muqdisho iyo inay fannaaniinta kale  tagaan caasimadda dalka.

Waxa wareystay:  Caaqil  Dalmar

caaqildalmar@hotmail.com

Qaar ka mid ah Salaadiinta Somaliland oo la xirxiray iyo kuwo u soo baxsaday magaalada Muqdisho si ay…
Waxa garoonka diyaaradaha Aaden Cabdulle Cismaan ee Magaalada Muqdisho lagu soo dhaweeyay qaar ka mid ah Madax-dhaqameedka deegaanada bariga Sanaag ee Somaliland, kuwaasi oo halkaas u tagay inay ka qeybgalaan shirka lagu ansixinayo dastuurka qabyo qoraalka ah ee Soomaliya.

Madax-dhaqameedkan oo casuumad ka helay guddida qaban-qaabada shirka lagu meel-marinayo dastuurka Soomaliya ayaa waxa ka tageen deegaanada bariga Sanaag ee Somaliland, iyagga oo iska indho tiraya go’aankii salaadiinta Somaliland iyo xukuumaddu ka soo saareen ka qayb-galka shirarka Soomaliya, gaar ahaan kan lagu ansixinayo dastuurka.

Madax-dhaqameedkan oo ah saddex isla-markaana kala ah Ugaas Ibraahim Cali Shibin, Nabadoon Xasan Faarax Maxamuud iyo Nabadoon Jaamac Maxamuud Axmed, ayaa waxa hordhac u yihiin siyaasiyiin iyo aqoonyahan kale oo ka tirsan dadka deegaanka bariga Sanaag oo la filayo inay tagaan Magaaladda Muqdisho si ay uga qayb-galaan shirka ansixinta dastuurka Somaliya

Dhanka kale, ciidamada booliska ee Madaarka Diyaaradaha Hargeysa ee Cigaal ayaa laba Suldaan oo ka mid ah Salaadiintii soo saartay Go’aanka lagu mamnuucayay in ay Madax dhaqameedka iyo Siyaasiyiintu tagaan Shirarka Somaliya oo shalay Jabuuti u duulayey si ay Fiise ay Maraykanka ku tagaan u soo qaataan ayay Ciidamadda Booliiska ee Laanta Socdalka ee Madaaraka Cigaal Airport shalay ku xayireen.

Salaadiintan oo kala ahayd Suldaan Saleebaan Cismaan (Saleebaan Duco)  iyo Suldaan C/raxmaan C/laahi Aw Good ayuu Wasiirka Arrimaha Gudaha Maxamed Nuur Caraalle Duur goor danbe ka sii daayay Booliiska kadib markii uu u sheegay inay Fiisayaal ay ku tagaan Maraykanka ka doonanayaan Safaardda Maraykanka ee Jabuuti  si ay uga qayb galaan Xuska 18 May  ee lagu qabanayo Maraykanka.

Faah faahin dheeraad ah oo ka soo baxeysa duqeyn dhinaca cirka ah oo lagu qaaday Gobolka Gedo.
Xarunta gobolka Gedo ee Magaalada Baardheere wararka naga soo gaaraya ayaa waxay sheegayaan in shalay duqeyn dhinaca cirka ah ay ciidamada Kenay ka geysteen deegaano badan oo ka tirsan gobolka Gedo, waxayna si gaar ah shalay u duqeeyeen deegaanka Yaqle oo ku dhow Baardheere.

Sida warku sheegayo duqeynta ayaa lala bartilmaameedsaday fariisimo lagu tuhmayey inay ku suganyihiin saraakiil iyo ciidamo ka tirsan Xarakada Al-shabaab, inkastoo aan la sheegin in duqeyntaasi ay ka dhasheen khasaare nafaeed iyo mid hantiyeed intaba.

Afhayeen u hadlay ciidamada Kenya ayaa sheegay inay duqeeyeen ciidamadooda cirk fariisimo ay ku sugnaayeen mas’uuliyiin ka tirsan Al-shabaab, wuxuuna ku dooday inay ku dileen duqeyntaasi rag badan oo ay ku jireen saraakiil mihiim u ah Xarakada Al-shabaab.

Dhinaca kale afhayeenka dhinaca howlgalada Xarakada Al-shabaab Sheekh C/casiis Abuu Muscab oo ka hadlay duqeynta ayaa sheegay inaysan ka soo gaarin wax khasaare ah, wuxuuna intaasi ku daray in ciidamada Kenya ay duqeyn u geysteen dad xoolo dhaqato ah oo aan waxba galabsan, wuxuuna sheegay in cadowtinimada Kenya ay taasi daliil u tahay sida uu yiri.

Si kasta oo ay ahaataba duqeynta ay shalay ciidamada Kenya ka geysteen deegaanka Yaqle ayaa ku soo beegantay xilli ciidamada dalalka Kenya iyo Ethiopia ay gudaha u soo galeen dalka Soomaaliya, kuwaas oo haatan wada isbalaarin deegaano ka tirsan gobolada Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya.

Sirdoonka Imaaraadka oo xabsiga dhigay Boqor Buur-Madowga Soomaaliland.
Boqor Cismaan Maxamuud Buur-madow oo ka mida Madax-dhaqameedka Somaliland, ayaa Ciidamada Sirdoonka ee Dalka Imaaraadka Carabta doraad Xabsiga u taxaabeen oo sanadkii u dambeeyay dibad wareeg ku ahaa qurbaha ka dib markii uu Madaxweyne Siilaanyo aflagaadooyin culus uga soo jeediyay warbaahinta.

Boqor Cismaan Buur-madow ayaa la sheegay in ciidamada sirdoonka imaaraadka carabta ay ka qabteen Madaarka Diyaaradaha ee Magaalada Dubai isagoo ka soo laabtay wadanka Sucuudiga oo uu u tegay Gudashada Waajibaadka Xajka.

Ilaa iyo hadda si rasmiya looma oga asbaabaha dhabta ah ee Buur Madow xabsiga loogu taxaabay, hase yeeshee nin sheegay inay walaalo yihiin oo lagu magacaabo Maxamed Maxamuud oo xalay Horn Cable TV u waramay ayaa cadeeyay in Walaalkii Boqor Cismaan Buur-madow ay qabteen Sirdoonka Imaaraadka, waxaanu yidhi isaga oo arrinkaa ka hadlaya“Anigoo ah Maxamed Maxamuud oo ah Boqor  Cismaan Maxamuud Buur Madow

Walaalkii waxaan cadaynayaa in la Xidhay Boqor Cismaan Maxamuud Buur-madow, waxaana xiray sida la sheegay ciidamada Sirdoonka ee dowlada Imaaraadka, iyadoo maamulka Somaliladna la sheegay inay lug ku leedahay Xariggiisa, laakiin waxa keliya oo aan cadaynayaa in Boqor Cismaan Buur-madow la xidhay ilaa hadana meel uu ku xirhanyahay aan war loo heyn, saldhigyada magaalada Abu-dubai oo aanu ka baareynaa waanu ka weynay, markaa meel ay ku xireen ama geeyeen lama garanayo”.

X/guud ee Qaramada Midoobay oo dowladaha Khaliijka kala hadlay xaaladda Soomaaliya
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon ayaa qaar ka mid ah hoggaamiyaasha dalalka Khaliijka  kala hadlay xaaladda abaaraha ee ka jira dalka Soomaaliya, wuxuuna ugu baaqay in ay gargaar la gaaraan.

Ban Ki-moon oo sida la sheegay khadka taleefanka kula hadlay Boqorka dalka Sacuudiga Boqor C/casiis Binu Cabdalla, Boqorka dalka Qadar Sheekh Xaamad Binu Khaliifa iyo hogaamiyaha dalka Imaaraadka carabta ayaa wuxuu kala hadlay arrimaha dalka Soomaaliya gaar ahaan sidii ay u taageeri lahaayeen dedaalka loogu jiro samatabixinta dadka abaaraha wax ku noqday.

Banki-moon waxa uu sheegay inuu kala hadlay madaxdaasi sidii ay u kordhin lahaayeen lacagaha ay ku taageerayaan gurmadka abaaraha ee dalka Soomaaliya, isla markaasna ay u dedejin lahaayeen bixinta lacagtaasi si wax loogu qabto dadka ay abaaruhu ku dhufteen.

Dalalka Sacuudiga, Kuwayt, Imaaraadka carabta iyo Qadar ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay qaabka ay u taageerayaan dadka Soomaaliyeed ee ay abaaruhu ku dhufteen, waxayna ku yabooheen  dalalkaas dhaqaale toos ah iyo mid dadban, halka Sacuudigu uu ku yaboohay 60-milyan oo uu sheegay inuu marsiinayo hay’adaha samafalka ee Qaramada Midoobay.

Muhaajiriin Soomaaliyeed oo jir-dil loo geystay iyo kuwo kale oo la xabisay
Muhaajiriin Soomaliyeed oo doonayay inay ka tallaabaan xadka dalka Suudaan uu la wadaago dalka Liibiya ayaa lagu soo waramayaa in ay jirdil u geysteen kooxo u dhashay dalka Liibiya oo aan la garanayn dhinaca ay raacsan yihiin dowladda Liibiya iyo kooxaha mucaaradka ku ah dowladda Liibiya.

Soomaalida muhaajiriinta ah ee la jir dilay oo tiradooda lagu sheegay 19-qofood ayaa waxay ka ambabaxeen magaalada Khartuum ee caasimadda dalka Suudaan, waxayna doonayeen inay galaan dalka Liibya, balse inta aysan gaarin ayaa waddada loo galay oo gaarigii ay saarnaayeen lagala degay kadibna la jir dilay, iyagoo kadibna dib loogu soo celiyey dalka Suudaan.

Labo ka mid ah tahriibayaashaas oo dhaawac culus uu ka soo gaaray jirdilka loo geystay ayaa waxaa la dhigay Isbitaal ay leeyihiin ciidamada dowladda Suudaan oo ku yaala magaalada Khartuum.

Sii-hayaha safaaradda Soomaalida ee dalka Suudaan Ibraahim Guure Maxamed ayaa la sheegay in dhaawacaas muhaajiriinta uu ku booqday Isbitaalka, si wanaagsanna loo dabiibay, haatanna ay xaaladdoodu hagaagsan tahay sida uu saxaafadda u sheegay.

Dhanka kale Qaxooti Soomaali ah ayaa waxaa la sheegay in waxyeello loogu geystay xabsiga  dalka Angola kadib markii maxaabiistaasi ay isku dayeen inay bannaanbax cabasho ah  sameeyaan.

Soomaalida ku xiran xabsiga magaalada Kashito ee dalka Angola ayaa bannaanbaxa ay sameynayeen ku dalbanayeen in dalkooda dib loogu celiyo, balse waxaa loo geystay waxyeello xooggan kadib markii lagu garaacay budad isla markaana la buufiyey suntan dadka ka ilmeysiisa.

Sarkaal ka tirsan ONLF oo lagu dilay dalka Kenya.
Warar laga ilo ku dhow Saraakiisha Jabhada ONLF ee dagaalada kula jirta Xukuumada Itoobiya ayaa sheegaya in Madaxii Maleeshiyada ONLF oo dhowaan la afduubtay la helay Meydkiisa, waxaana la dhigay Isbitaalka ee Kenyata Hospital ee magaalada Nayroobi ee dalka Kenya.

Xogtaan ayaa tilmaamtay in Marxuum Cabdi C/llaahi, oo ka mid ahaa jabhada ONLF, isagoo la la’aa muddo 3 maalmood ah, kadibna meydkiisa lasoo heley xalay, Geerida Marxuumka ayaa timid markii maalmo kadib uu baarlamaanka Itoobiya jabhada ku daray diiwaanka ururada loo aqoonsanyahay argagixisada, lamana oga go’aankaasi saameynta uu ka yeeshey gudaha Kenya oo xubnaha jabhadu ay si caadi ah isaga dhex mushaari jireen.

Dilkaan Marxuumka ayaa la sheegay iney su’aalo badan la iska weydiinyo, sababta loo afduubtay, isla markaasna la dilay, waxaana wararka qaarkood ay sheegayaan in dilkaasi ay ka dambeyeen sirdoonka Itoobiya, kuwaasoo gacan ka helay Ururkii Ex jabhada Al-Itixaad ee dhowaan hesiiska la gashay, Ururadaan ayaa bilihii ugu dambeeyay waxaa u dhaxeeyay is gaad gaad iyo dilal qorsheysan, kuwaasoo intooda badan ka dhacaayay inta u dhaxeysa Dhoobley & Gaarissa.

Sidoo kale lama oga xiriirka ka dhaxeeya geerida ninkani iyo dilal maalmahani ka bilowdey xerooyinka qaxootiga iyo meelo kale oo gobolka waqooyi bari ka tirsan.

Madaxweynaha Dalka Yemen oo ka hadlay dhaawac ka soo gaaray weerar hoobiyayaal ah oo shalay lagu qaaday Madaxtooyada dalkaasi.
Telefishanka dawlada Yemen ayaa xalay baahiyey cod la soo duubay madaxweynaha dhaawacan ee wadankaasi Cali Cabdalla Saalax k dib dhowr saacadood markii uu ku dhaawacmay weerar hoobiyaal oo lala beegsaday qasriga madaxtooyada Jimcihii shalay.

Madaxweyne Saalax ayaa codkiisa oo laga dhegeysanayey telefishanka wuxuu ka hadlay dhaawaciisa isagoo sheegay inuu aad u fudud yahay uuna soo kabsanayo.

Wuxuu u mahadceliyey dadka reer Yemen oo uu sheegay inay aad uga xanuunsadeen markii ay maqleen dhaawaciisa wuxuuna ugu baaqay inay nabadgelyada ilaaliyaan.

Madaxweyne Cali Cabdalla wuxuu sidoo kale tacsi u direy qoysaska dadkii masuuliyiinta iyo askarta isugu jiray ee ku dhintey weerakii shalay iyo kuwii ku dhawacmay wuxuuna u rajeeyey inta dhaawacan soo kabasho deg deg ah.

Mar uu kahadlay cida ka dambeysa weerarka wuxuu ku eedeeyey kooxo burcad ah oo sharciga diidan inay sooduqeeyeen madaxtooyada ayna ku geeriyoodeen 7 ruux oo isugu jira masuuliyiin iyo askar.

Warar kala duwan ayaa tan iyo shalay ka soo baxayey dhaawaca madaxweynaha iyadoo markii hore afhayeen u hadlay dawlada uu sheegay in madaxweynuhu shir jara’id qaban doono markii uu ku dhaawacmay weerarkii masjidka madaxtooyada lagu qaaday ka dib, balse taasi ma dhicin.

Goor galabnimadii ah ayaa wasiir ku xigeenka warfaafinta Cabdul Al-Janadi wuxuu cudurdaar ka bixiyey dib u dhaca shirka jaraa’id ee madaxweynaha, wuxuuna sheegay in madaxweynuhu uusan telefishanka ka soo muuqan karin madaama faashadaha dhaawaca ay weli ku duuban yihiin balse uu aad u roon yahay.

Waxaa hadalkaasi ka dib telefishanku siidaayey cod laga soo duubay madaxweynaha isagoo ka hadlayey xaaladiisa iyo dhacdadii shalay.

Wareysi xasaasi ah oo aan la yeelanay Madaxweynaha dowlad gobolleedka Hiiraan and Midland State
Waxaa inoo suuragashay inaan wareysi dhinacyo badan taabanaya la yeelanno Madaxweynaha dowlad gobolleedka Hiiraan and Midland State Mudane C/qaadir Aadan Cabdi Jiraabey oo isaga iyo wafdi uu hoggaaminayo dhawaan soo gaaray caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, wuxuuna wareysiga aan la yeelanay uu u dhacay sidatan:-

Su’aal: Mudane, waxaad ugu horreyn warbixin kooban inaga siisaa ujeeddada iyo qorshaha loo dhisay dowlad gobolleedka Hiiraan and Midland State ee aad adigu madaxweynaha ka tahay?

Jawaab: Een, Dhismaha dowlad gobolleedka Hiiraan and Midland State waxa uu yimid kadib markii aqoonyahannada iyo waxgaradka ka soo jeeda gobolka Hiiraan ay u adkaysan waayeen dhibaatada dadkooda ku heysata dalka Doomaaliya, gaar ahaan degaannada gobolka Hiiraan, waxaana dhismaha dowlad gobolleedkaas lagu bixiyay maskax, waqti iyo dhaqaale, Ilaahna wuu nagu guuleeyay.

Su’aal: Mala dhihi karaa ujeeddada aad ka lahaydeen dhismaha dowlad gobolleedkan waa inaad magac ku yeelataan, isla markaana aad siyaasadda dalka qeyb ka noqotaan?

Jawaab: Maya, taas lama dhihi karo, waayo anaga xil doon ma nihin, dhaqaalena inaan ku helno qorshaheena ma aha oo anagaaba dhaqaalaheena ku bixinay, kaliya waa inaan dadka Soomaaliyeed ka samatabixino dhibaatada aan dhammaadka lahayn ee muddada 20-ka sano ay ku jireen gaar ahaan dadka ku dhaqan gobolka Hiiraan oo dhibaatooyin badan muddo dheer ku soo jiray, taas ayaana ka dhiidhinay.

Su’aal: Dalka Ingiriiska ayaad uga dhawaaqdeen dowlad Gobolleedka Hiiraan and Midland State, xubnaha uu maamulkiinu ka kooban yahayna waa dad in muddo ah qurbojoog ahaa, marka maxaad dalka iyo gobolka aad meteshaan ku soo kordhin kartaan?

Jawaab: Waa run anaga qurbojoog baanu in muddo ah ahayn, laakiin waxa ka dhacaya dalka Soomaaliya daqiiqad daqiiqad baanu ula soconay oo ka war heynay, haatanna waxaan joognaa caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho oo waxaan u bareernay inaan Soomaaliya oo colaado ka jiraan nimaadno, si aan dadkeena ula qeybsano dhibaatada, qorshaheenuna waa in aan howsha dowlad gobolleedka ka wadno Soomaaliya.

Su’aal: Wixii ka dambeeyay markii aad dowlad gobolleedka ku dhawaaqdeen waxaa sidii tusbax go’ay u soo fatahay maamul gobolleedyo badan oo dalka dibaddiisa iyo gudihiisa looga dhawaaqay, kuwaasoo xitaa qaarkood ay sheegteen in maamul gobolleed Hiiraan metela ay yihiin, arrintaas sidee u aragtaa, wax saameyn ahna ma idinku yeesheen?

Jawaab: Waa sax inay Soomaaliya ka samaysmeen maamul gobolleedyo badan, laakiin anaga keena si Dimoqraadi ah baa lagu soo doortay, xitaa waxaan kuu sheegayaa markii is barbaryaacu uu batay inaan go’aansaday inaan iscasilo, anigoo taas ka duulaya ayaa waxaan safar ku tegay aniga iyo xubnaha maamulkeyga magaalada Nayroobi ee dalka Kenya, qorshaha is casilaaddeyda ayaa waxaan u gudbiyay odayaasha, waxgaradka, culumaa’udiinka iyo siyaasiyiinta ka soo jeeda Gobolka Hiiraan ee dalka Kenya ku sugan, weyna iga aqbaleen is casilaaddii aan soo jeediyay, kadib waxay talo ku soo jeediyeen in la dhiso hal dowlad Gobolleed oo Gobolka Hiiraan uu yeesho, waxaana la qabtay doorasho, aniga ayaana ku soo baxay oo mar kale la ii caleemo saaray, waxaana la igu hor dhaariyay waxgaradkii ka soo jeeday Gobolka Hiiraan ee isugu jira siyaasiyiin, cuqaal, waxgarad, aqoonyahanno iyo qeybaha bulshada reer Hiiraan oo ka kala yimid dalal dibadda ah iyo gudaha dalka Soomaaliya iyo kuwii Nayroobi joogay.

Su’aal: Maadaama si Dimoqraadi ah laguugu doortay adiga, maxaa keenay in kooxihii sheeganayay inay maamul gobolleedka Hiiraan metelaan weli sheegashadoodii aysan ka waantoobin?.

Jawaab: Kooxo ma aha ee waa shaqsiyaad, waxaana u sheegayaa shaqsiyaadkaas Gobolka Hiiraan inuusan u baahnayn xilligan in dhibaatada heysata lagu sii dheereeyo sidoo kale uma baahna Hiiraan in maamullo aan la aqoonsanayn ama doorasho aan ku imaan la iska sheegto, dadkana lagu jahawareeriyo, waxaana leeyahay Gobolka Hiiraan wuxuu u baahan yahay dib u dhis, dadkiisuna waxay u baahan yihiin dib u dejin in loo sameeyo si dadka ka barakacay gobolka guryahooda ugu soo laabtaan, sidoo kalena la caawiyo kuwa baahan ee abaaruhu ay saameynta ku yeesheen.

Su’aal: Ma isku daydeen inaad wadahadal la sameysaan kuwa sheeganaya maamul Gobolleedyada Hiiraan?.

Jawaab: Dowlad Gobolleed wuu u dhisan yahay Gobolka Hiiraan waana midka aad anaga metelno, albaabadana way u furan yihiin, waxaana diyaar u nahay in shaqsiyaadkaas ay nagu soo biiraan, qof kasta oo reer Hiiraan ahna xaq buu u leeyahay inuu ku soo biiro dowlad gobolleedka dhisan, shakhsiyaadka is magacaabayna Odayaal baan u dirnay si ay ugala hadlaan inay ka waantoobaan sheegashadooda qaldan.

Su’aal: Dowlad gobolleedka Hiiraan and Midland State maku mideysan yihiin dhammaan beelaha dega Gobolka Hiiraan?

Jawaab: Waa su’aal aad muhim u ah, waadna ku mahadsan tahay, beelaha dega Gobolka Hiiraan way u dhan yihiin maamulka, weliba waxaan wax ku qeybsanay si siman, sida Soomaali dhaqankeedu yahay anaga waxqeybsigeena kuma saleynin 4.5.

Su’aal: Muqdisho ayaad ku sugan tihiin haatan, marka ma inoo faahfaahin kartaa ujeeddada iyo waxa uu xambaarsan yahay safarka aad ku timaadeen Muqdisho adiga iyo wafdiga aad hoggaaminayso ee ka tirsan maamulka aad adigu madaxweynaha ka tahay?

Jawaab: Anaga waxaanu ka nimid dalka Ingiriiska oo aan ku soo dhisnay maamul gobolleedka Hiiraan and Midland State, ujeeddada ugu muhiimsan ee aanu dalka u nimidna waxay tahay inaan horey u sii dhaqaajino waxqabadka dowlad Gobolleedka Hiiraan and Midland State, inaan la kulanno madaxda dowladda KMG Soomaaliya iyo sidoo kale waxgaradka iyo dadka Hiiraan, qorshaheenuna waxa uu yahay inaan tagno Gobolka Hiiraan si aan u soo qiimeyno xaaladda Gobolka.

Su’aal: Maxaa idin qabsoomay?

Jawaab: Wax badan baa inoo qabsoomay, waxyaabo kalena way inoo dhiman yihiin, waxaana muddadii aanu joognay aanu la kulanay madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Axmed, Wasiirro iyo xildhibaanno ka soo jeeda Gobolka Hiiraan, waxaana dhammaan xubnahaas aanu kala hadalnay xaaladihii ugu dambeeyay ee dalka Soomaaliya, gaar ahaan xaaladda Gobolka Hiiraan iyo sidii dadka reer Hiiraan dhibaatada heysata looga dulqaadi lahaa, waxyaabihii aan kawada hadalnay si guul ah bay inoogu dhammaadeen, isfaham buuxana wuu ina dhex maray.

Su’aal: Dhismaha dowlad gobolleedkiinu wuxuu ku soo beegmay xilli inta badan Gobolka Hiiraan ay ku sugan yihiin Xarakada Al-shabaab, marka adinku maxaad ka qaban kartaan?

Jawaab: Anaga dad la soo doortay baanu nahay, Xarakada Al-shabaabna halkaas doorasho kuma aysan tegin, waxaana rajeyneynaa isbedel inuu dhaco haddii uu Alle idmo.

Su’aal: Waxaad sheegtay inaad Gobolka Hiiraan tagaysaan, ma dagaal baad ku tagaysaan maadaama xarakada Al-shabaab ay ka taliso?

Jawaab: Anagu qorshaheena dagaal ma aha, mabda’eenu waa wadahadal, waayo gobolku wuxuu ku dhismayaa nabad iyo wadahadal haddii wadahadal xal lagu gaari waayo qorshaheena ugu dambeeya ayaa wuxuu markaasi noqonayaa dagaal.

Su’aal: dalka abaaro baahsan baa ka dhacay, Gobolka Hiiraanna wuxuu ka mid yahay gobollada ugu daran ee abaaruhu saameynta ku yeesheen, maxaad taas ka qabateen ama idiin qorsheysan inaad ka qabataan?

Jawaab: Xubnaha maamulka ka kooban yahay iyo jaaliyadaha reer Hiiraan dhaqaalo badan ayay u soo direen dadka Hiiraan ku dhibaateysan, welina wax u qabashada reer Hiiraan way socotaa, waana sii wadeynaa, dowladda Soomaaliyana waan kala hadalnay sidii abaaraha ka jira Gobolka wax looga qaban lahaa, sidoo kalena beesha caalamka iyo Hay’adaha gargaarka bixiya waxaan ugu baaqayaa inay kaalmo la gaaraan dadka Hiiraan ku sugan ee abaaruhu ay halakeeyeen.

Waad mahadsan tahay Mudane Madaxweyne

Adigaa mudan Wariye  Dalmar

NAGARAALI AHAW
Boggan weli shaqo ayaa ku socota.