
Shillin Soomaaliga ayaa waxa uu noqday wax aan qiimo lahayn, waxaana booskii shillin Soomaaliga galay doollarka Mareykanka oo guud ahaan dalka Soomaaliya isticmaalkiisu ku baahay. Ganacsatadu waxa ay badeecooyinka ku soo iibsadaan lacagaha doollarka, mushaaraadka dowladdu bixiso iyo kan hay’aduhu bixiyaan waa doollar, shaqaalaha caadiga ah ee u shaqeeya ganacsatada mushaaraadkoodu waa doollar, inta [...]

Ma aha wax ku cusub dhegaha shacabka Soomaaliyeed in saxafi lagu dilo ama lagu dhaawaco gudaha dalka Soomaaliya, iyadoo qorshaha laga leeyahay dilka wariyeyaashuna ay tahay caburin iyo in la aamusiyo saxaafadda Soomaaliyeed si loo waayo cid ka hadasha xaqiiqada dhabta ah ee ka jirta Soomaaliya. Tan iyo sanadkii 1991-kii, dilka saxafiyiintu waa uu [...]

Saxafigu waa run sheegaha mar waliba ka hadla xaqiiqada dhabta ah ee jirta, inkastoo ay jiraan dad diidan in runta la sheego oo jecel in wax la maldaho haddana runta waa lagama maarmaan, run sheegidduna waa arrin ay diinteena muqadaska ahi ina fareyso. Muqdisho waa caasimadda Soomaaliya, in ay nabad noqoto waanu wada jecelnahay, waana [...]

Fanku waa mid fac weyn oo la soo barbaaray dhaqanka iyo luuqadda Soomaaliyeed, wuxuuna fanku u kala baxaa Tix iyo Tiraab, gabayga ayaana ah midka ugu faca wayn ee lagu xasuusan karo taariikhda Suugaanta Soomaalida, waxa ayna gabayadu Soomaalidu u isticmaali jirtay qaab war-isu-gudbin, si dhacdo dhacday ay dadku ugu weriyaan ama taariikh ahaan dhacdadaas [...]

Sanadka cusub ee curtay 2013ka waxaan Ilaahay ka baryeynayaa inuu horumar iyo barwaaqo ina gayeysiiyo, isla markaana uu Ilaahay naga nabad geliyo hertidiisa, sanadkii tegay ee 2012-kana Ilaahay haraantidiisa iyo dhibkii uu ka tegay ina mootiyo, HORUMAR, BARAARE, BARWAAQO, SINAAN IYO CADAALAD Ilaahay ha ina gaarsiiyo Aamiin— Aamiin

Burburkii dowladdii dhexe ee uu hoggaaminayay jen. Maxamed Siyaad Barre kadib waxaa gebi ahaan dalkeena Soomaaliya ku habsaday dhibaato aad u culus, suxufiyiintuna waxay noqdeen bartilmaameed si gaar ah loo ugaarsado 22-kii sano ee la soo dhaafay 1991-2012, baal madow ayaa suxufiyiinta Soomaaliyeed u furmay kadib markii horaantii sanadkii 1991-kii dilkii ugu horreeyay loo geystay [...]

Dowlad kastaa oo jirtaa waxa ay leedahay sharci u gaar ah oo ay ku maamusho dalkeeda iyo dadkeeda, sharciguna waa inuu qabtaa shaqsi kastaa oo dambi galaa ha ahaado shacab, madax, askari, xildhibaan, safiir, wasiir, biitooni(dhul xaaqe) iyo shaqaale kastaa oo dowladda u shaqeeya. Shaqaalaha dowladdu waa kala heer heer, weyna kala darajo sareeyaan, mid [...]

Madaxweynaha Somalia iyo wafdigii uu horkacayey ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ka dib markii ay booqasho shan cisho qaadatay ku soo kala bixiyeen dalalka Kenya iyo Ugandha. Wafdiga Madaxweynaha oo ay ka mid ahaayeen raisul wasaare ku-xigeen ahna wasiirka arrimaha dibeda Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan iyo wasiirka Difaaca C/xakiin Xaaji Fiqqi ayaa [...]

Waxaa mar waliba sii kordhaya guuldarrooyinka ay la soo kulmaan wiilasha ku cayaaraya magaca Xulka Qaranka Kubbadda Cagta Soomaaliya oo sanad kasta marka ay ka qeyb galaan tartan Sport dhabarka loo soo saariyo goolal fara badan, iyagoo aan ka gudbin wareegga koowaad. Guuldarradaas ay sanad waliba la soo kulmaan xulka Qaranka Soomaaliyeed xilli cayaareed [...]

Shirkada COCA-COLA ayaa isku dayeysa in ay milkiso niyadda ama mooralka Afrika-da cusub, waxayna sheegtay inay jiraan hal bilyan oo sababood oo lagu rumeysan karo Qaaradda Afrika, waa xaaladda ganacsiga cusub ee Africa. Marka dhinaca wanaagsan laga fiiriyo waqtigii dhawaa ee tagay waxaa muuqaneysa in shirkadda COCA-COLA ay heshay macaash aad u weyn ERNST iyo [...]