
Fanaanadda Soomaaliyeed ee caanka ah Saynab Maxamed Xaaji (Saynab Labo Dhagax) ayaa magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda habeenka 5-ta bishan ka dhigaysa bandhig faneed ay ugu talo gashay in ay ku wacyigeliso bulshada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Uganda. Saynab Labo-dhagax oo maanta oo ay taariikhdu tahay 04/11/2012 soo gaartay magaalada Kampala ayaa waxaa [...]

Waxa garoonka diyaaradaha Aaden Cabdulle Cismaan ee Magaalada Muqdisho lagu soo dhaweeyay qaar ka mid ah Madax-dhaqameedka deegaanada bariga Sanaag ee Somaliland, kuwaasi oo halkaas u tagay inay ka qeybgalaan shirka lagu ansixinayo dastuurka qabyo qoraalka ah ee Soomaliya. Madax-dhaqameedkan oo casuumad ka helay guddida qaban-qaabada shirka lagu meel-marinayo dastuurka Soomaliya ayaa waxa ka tageen [...]
May 5 2012 | Posted in
WAREYSIYADA |
Read More »
Xarunta gobolka Gedo ee Magaalada Baardheere wararka naga soo gaaraya ayaa waxay sheegayaan in shalay duqeyn dhinaca cirka ah ay ciidamada Kenay ka geysteen deegaano badan oo ka tirsan gobolka Gedo, waxayna si gaar ah shalay u duqeeyeen deegaanka Yaqle oo ku dhow Baardheere. Sida warku sheegayo duqeynta ayaa lala bartilmaameedsaday fariisimo lagu tuhmayey inay [...]

Boqor Cismaan Maxamuud Buur-madow oo ka mida Madax-dhaqameedka Somaliland, ayaa Ciidamada Sirdoonka ee Dalka Imaaraadka Carabta doraad Xabsiga u taxaabeen oo sanadkii u dambeeyay dibad wareeg ku ahaa qurbaha ka dib markii uu Madaxweyne Siilaanyo aflagaadooyin culus uga soo jeediyay warbaahinta. Boqor Cismaan Buur-madow ayaa la sheegay in ciidamada sirdoonka imaaraadka carabta ay ka qabteen [...]

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon ayaa qaar ka mid ah hoggaamiyaasha dalalka Khaliijka kala hadlay xaaladda abaaraha ee ka jira dalka Soomaaliya, wuxuuna ugu baaqay in ay gargaar la gaaraan. Ban Ki-moon oo sida la sheegay khadka taleefanka kula hadlay Boqorka dalka Sacuudiga Boqor C/casiis Binu Cabdalla, Boqorka dalka Qadar Sheekh Xaamad Binu [...]

Muhaajiriin Soomaliyeed oo doonayay inay ka tallaabaan xadka dalka Suudaan uu la wadaago dalka Liibiya ayaa lagu soo waramayaa in ay jirdil u geysteen kooxo u dhashay dalka Liibiya oo aan la garanayn dhinaca ay raacsan yihiin dowladda Liibiya iyo kooxaha mucaaradka ku ah dowladda Liibiya. Soomaalida muhaajiriinta ah ee la jir dilay oo tiradooda [...]
Jul 6 2011 | Posted in
WAREYSIYADA |
Read More »
Warar laga ilo ku dhow Saraakiisha Jabhada ONLF ee dagaalada kula jirta Xukuumada Itoobiya ayaa sheegaya in Madaxii Maleeshiyada ONLF oo dhowaan la afduubtay la helay Meydkiisa, waxaana la dhigay Isbitaalka ee Kenyata Hospital ee magaalada Nayroobi ee dalka Kenya. Xogtaan ayaa tilmaamtay in Marxuum Cabdi C/llaahi, oo ka mid ahaa jabhada ONLF, isagoo [...]
Jun 22 2011 | Posted in
WAREYSIYADA |
Read More »
Telefishanka dawlada Yemen ayaa xalay baahiyey cod la soo duubay madaxweynaha dhaawacan ee wadankaasi Cali Cabdalla Saalax k dib dhowr saacadood markii uu ku dhaawacmay weerar hoobiyaal oo lala beegsaday qasriga madaxtooyada Jimcihii shalay. Madaxweyne Saalax ayaa codkiisa oo laga dhegeysanayey telefishanka wuxuu ka hadlay dhaawaciisa isagoo sheegay inuu aad u fudud yahay uuna soo [...]
Jun 4 2011 | Posted in
WAREYSIYADA |
Read More »

Waxaa inoo suuragashay inaan wareysi dhinacyo badan taabanaya la yeelanno Madaxweynaha dowlad gobolleedka Hiiraan and Midland State Mudane C/qaadir Aadan Cabdi Jiraabey oo isaga iyo wafdi uu hoggaaminayo dhawaan soo gaaray caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, wuxuuna wareysiga aan la yeelanay uu u dhacay sidatan:- Su’aal: Mudane, waxaad ugu horreyn warbixin kooban inaga siisaa ujeeddada iyo [...]