Sheekadii DHOOF IYO DHAXAL CAASHAQ (QAYBTA 13AAD)

Markiiba Ladan ay alaabadii ku wareejisay Liibaan, kuma aysan sii daahin oo xogtiisa caafimaad iyo sida uu hadda yahay inta weydiisay ayay u sheegtay in ay sii baxayso, iyadoo u sii laabtay waxoogaa lacag oo haddii uu u baahdo dawo iyo baan uu ka sii dhigto, isagana wuxuu u sheegay inuu iska ladan yahay oo [...]






