Category archives for: FAALOOYINKA / COMMENTERIES

WAR DEG DEG AH: Wariye goor dhow lagu dilay magaalada Muqdisho

Raage

Kooxo hubeysan ayaa goor dhow oo caawa fiidkii ah waxay ku dileen magaalada Muqdisho Alle ha u naxariistee wariye Maxamed Ibraahim Raage oo ka shaqeynayay Idaacadda iyo Telefishinka Qaranka dowladda Somalia. Wariye Raage ayaa waxaa la toogtay  isaga oo taagan albaabka hore ee gurigiisa oo ku yaala degmada Dharkeenley ee magaalada Muqdisho, waxaana la sheegay [...]

I XIR AMA I DIL, WALLAAHI MA AAMUSAYO… !!

caaqil dalmar

Ma aha wax ku cusub dhegaha shacabka Soomaaliyeed in saxafi lagu dilo ama lagu dhaawaco gudaha dalka Soomaaliya, iyadoo qorshaha laga leeyahay dilka wariyeyaashuna ay tahay caburin iyo in la aamusiyo saxaafadda Soomaaliyeed si loo waayo cid ka hadasha xaqiiqada dhabta ah ee ka jirta Soomaaliya.   Tan iyo sanadkii 1991-kii, dilka saxafiyiintu waa uu [...]

Muqdisho inta ay sidani tahay nabad ma ahee, dowladdu nabad haka dhigto.…!! (Fariin Saxafi)

Caaqil Dalmar

Saxafigu waa run sheegaha mar waliba ka hadla xaqiiqada dhabta ah ee jirta, inkastoo ay jiraan dad diidan in runta la sheego oo jecel in wax la maldaho haddana runta waa lagama maarmaan, run sheegidduna waa arrin ay diinteena muqadaska ahi ina fareyso. Muqdisho waa caasimadda Soomaaliya, in ay nabad noqoto waanu wada jecelnahay, waana [...]

FANKA SOOMAALIYEED OO SII QIIMA DHACAYA(Xog rasmi ah)

Fanka

Fanku waa mid fac weyn oo la soo barbaaray dhaqanka iyo luuqadda Soomaaliyeed, wuxuuna fanku u kala baxaa Tix iyo Tiraab, gabayga ayaana ah midka ugu faca wayn ee lagu xasuusan karo taariikhda Suugaanta Soomaalida, waxa ayna gabayadu Soomaalidu u isticmaali jirtay qaab war-isu-gudbin, si dhacdo dhacday ay dadku ugu weriyaan ama taariikh ahaan dhacdadaas [...]

2012 SANADKII XASUUQ WADAREEDKA IYO GOWRACA? WARIYAYAASHA SOOMAALIYEED IYO GEERIDA WERIYAYAASHA CAALAMKA.

muuse

Burburkii dowladdii dhexe ee uu hoggaaminayay jen. Maxamed Siyaad Barre kadib waxaa gebi ahaan dalkeena Soomaaliya ku habsaday dhibaato aad u culus, suxufiyiintuna waxay noqdeen bartilmaameed si gaar ah loo ugaarsado 22-kii sano ee la soo dhaafay 1991-2012, baal madow ayaa suxufiyiinta Soomaaliyeed u furmay kadib markii horaantii sanadkii 1991-kii dilkii ugu horreeyay loo geystay [...]

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUD SIDEE AYUU U XUKUMI DOONAA SOOMAALIYA?!!

Somali_President_elected

Doorashadii Soomaaliya gudaheeda ka dhacday 10-kii September 2012-ka waxay aheyd doorasho muujisay inay Soomaalidu is maamuli karaan illaa iyo xad  dalkoodana dib u  hagaajisan karaan haddii waqti ku filan loo siiyo fursad taam ah oo ay ku saxaan qalaladaadkoodii hore ee aysan cid ku eedayn karin inay iyagu isku gaysteen si kastoo loo tixo darsino [...]

Ma waxaan isku qancinaa baroordiiq maalmo kooban ah….? (Fariin ku socota saxafiyiinta)

wariyeyaal

Marka hore waxaan Tacsi guud u dirayaa dhammaanba saxafiyiinta Soomaaliyeed meel kasta oo ay dunida ka joogaan, waxaan si gaar ah tacsi ugu dirayaa saxafiyiinta Soomaaliya ku sugan ee u bareeray xilligan adag inay ummaddooda u shaqeeyaan, kuwaasoo aan uga tacsiyeynayo dilalka iyo dhibaatooyinka kala duwan ee ay sida joogtada ah ugala kulmaan kooxaha arxanlaawayaasha [...]

Sirta ku jirta furiinka soo degdega ee Lamaanayaasha

jaceyl

Waxaa isweydiin mudan waxa sababta u ah in Lamaanayaal Jacayl Sanado badan soo jilaayay, marka ay is guursadaan kadib ay si sahal ah isku furaan?”. Haddaba daraasad dheer oo lagu sameeyay arrintaas ayaa xaqiiqdu waxa ay tahay in Lamaanayaashu marka ay ku guda jiraan xilliga haasaawaha iyo u gogol xaaridda guurka uu mid waliba midka [...]

NAGARAALI AHAW

underconstruction

Boggan weli shaqo ayaa ku socota.

Search Archive

Search by Date
Search by Category
Search with Google

Photo Gallery

Log in | Farshaxanku waa: SOMAALJECEL NEWS NETWORK