Category archives for: NEWS IN ENGLISH

Nabadoon lagu dilay degmada Afgooye iyo mid kale oo lagu dhaawacay

dil

Wararka laga helaayo Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa waxay sheegayaan in shalay galab  lagu dilay gudaha degmadaasi nin Nabadoon ahaa, mid kale isla waqtigaasi lagu dhaawacay kadib markii ay weerareen kooxo hubeysan oo aan heybtooda ilaa hadda la garaneynin Nabadoonada oo wada socday, ayaa waxaa lagu weeraray halka loo yaqaano Obeeg, oo ku [...]

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay soo celineyso lacagtii shilinka Soomaaliga

xuseen-cabdi-xalane-jaamac

Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Soomaaliya Xuseen Cabdi Xalane oo shalay la hadlayey Warbaahinta Dowladda ayaa sheegay in wasaaradda  Maaliyadda Soomaaliya ay wado Qorshe dib loogu soo Celinayo Lacagtii Shilinka Soomaaliga aheyd taas oo si weyn ugu baaba,day dowlad la,aantii dalka ka jirtay muddadii 23 sano aheyd oo aysan dowlad dhexe oo xoog lihi dalka ka jirin. [...]

Muxuu salka ku hayaa khilaafka u dhaxeeya Madaxeynaha iyo Ra’isul wasaaraha Soomaaliya?!!!…

Xasan, Shirdoon

Tan iyo markii uu soo shaacbaxay khilaafka u dhaxeeya Madaxweyne Xasan Sheekh iyo R/wasaare Saacid ayaa waxaa sare u sii kacayey todobaadyadii la soo dhaafay heerka uu gaarsiisanyahay khilaafka u dhaxeeya labadaasi mas’uul oo ay dadweynaha Soomaaliyeed aragtiyo kala duwan ka bixiyeen, iyadoo sidopo kalena xildhibaanadu ay bilaabeen inay la kala saftaan sidii horayba loogu [...]

Sawirada: Xaasaskii iyo caruurtii uu ka geeriyooday Wariye Timacade oo deeq lacageed la gaarsiiyey

DSC02406-300x224

Waxaa lacag ay Soo Aruuriyeen Wariyayaasha Somaaliyeed ee Ku Nool Dalka Ingiriiska lagu gudoonsiiyay Waalidiinta iyo Xaasaskii iyo  Caruurtii uu ka geeriyooday Marxuum Wariye Maxamed Maxamuud Tima cade oo dhawaan Koox Hubeysan ay ku dileen Degmada wada jir ee Gobolka Banaadir .  Lacagta oo gaareysay 4.62 US {Afar kun Lixdan iyo labo Dolar ayaa waxaa [...]

Shirkii arrimaha Jubbooyinka oo la soo gabagabeeyay iyo buuq ka dhashay warmurtiyeed laga soo saaray

Jubbaland_Pic_6

Wararka naga soo  garaya Magaalada Muqdisho ee Caasimada Somalia ayaa waxaay  tibaxayaan in  daqiiqado ka hor  qalinka lagu dugay  Heshiis  rasmi ah oo ay wada gareen  Maamulka Jubba iyo Mucaradka Jubba. Saxiixa Heshiiskaan oo  muran badan dhaliyay isla markana  sababay in qaar ka mid ah  ergada ayba shirka iskaga baxeen ayaa  ugu danbayn la xaliyay [...]

Qaramada Midoobay oo markale ka soo horjeesatay in dib loo soo celiyo qaxootiga Soomaaliya ee Kenya ku sugan

Qaxootiga-618x412

Ku xigeenka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Jan Eliasson oo maalmo ka hor soo booqday magaalada Muqdisho ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Nairobi kaga hadlay xaaladda Soomaaliya iyo arrimo kale, Mr. Eliasson waxa uu sheegay in ciidamada Kenya ay nabad ka dhigeen Kismaayo oo uu sheegay inay dhibaatooyin kala duwan soo martay, [...]

130-Kun doollar oo laga xaday xafiiska waaxda socdaalka ee Muqdisho

Gen-Gaafoow

Sida uu shaaciyay Taliyaha hogaanka waaxda socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya waxaa xafiiska waaxda Socdaalka ee magaalada Muqdisho laga xaday lacag aad u fara badan oo uu cadadeeda ku sheegay 130-kun doollar.   “Waa jirtaa in lacag gaareysa $ 130,000 laga xaday Xafiiskeyga. Qasnadda ayaa la jabiyay, lacag kaliya ma ahee waxaa kale oo la xaday [...]

At least one soldeir dead after bamb attacks

sa

An official in Somalia says a roadside bomb has killed an African Union soldier. Floribert Biyereke, a speakre of Burundian troops has confarmed, killing one burundian soldier after the roadside bomb exploded on Monday. Biyereke blamed the attack on the country’s Islamic extremist rebels, Al-Shabaab . The capital of Somalia’s , Mogadishu, has been enjoying [...]

Somali Reporter Sentenced To One Year in Prison

Koronto1

A Mogadishu court on Tuesday handed down one-year prison sentences to a woman who said she was raped by security forces and a reporter who interviewed her. The judges decided the woman falsely claimed she was raped and had insulted the government.   The judges based their decision on medical evidence that the woman was [...]

Somalia Charges Against Alleged Rape Victim Draw Protest

astaanta-qaranka1

A court hearing will be held Saturday in the case of a Somalian woman accused of falsely reporting she was raped by government forces. Somalia’s attorney general filed charges against the 27-year-old woman who claims she was attacked while living in a displaced person’s camp in Mogadishu.   A journalist also stands accused of publishing [...]

Search Archive

Search by Date
Search by Category
Search with Google

Photo Gallery

Log in | Farshaxanku waa: SOMAALJECEL NEWS NETWORK