Category archives for: WARARKA/NEWS

Boqor Buurmadoow: Dowladda Soomaaliya ha keento qorshe uu maamulka Somaliland kula heshiiyo, waxana uga digayaa labada dhinac inay…

BUURMADOW1

Boqor Cusmaan Buur-Madoow oo ka mid ah odayaasha dhaqanka gobolada waqooyi ayaa sheegay inay haboonaan laheyd in odayaasha dhaqanka laga qeybgaliyo wadahadalada u dhaxeeya maamulka Somaliland iyo dowladda Soomaaliya, isagoo yiri “Ragga dhaqanka ah in laga qeybgeliyo ayey aheyd, siyaasiyiinta shacbiga ayey ka baqayaan, madax dhaqameedka waa kuwa keliya ee ku dhiiran kara, shacbigana toos [...]

Dowladda Ingiriiska oo taageero ka duwan maamulada kale u muujisay dhismaha maamulka loo sameynayo Hiiraan iyo Sh/dhexe

British-embassy-officials-300x225

Wafdi ka socday dowladda Ingiriiska oo uu hogaaminayey ku xigeenka safiirka Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya Edward Evans oo safar ku tagay magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegay in dowladdiisu ay taageero buuxda oo ka duwan tan ay siiso maamulada kale ee dalka ay la garab istaagi doonto maamulka cusub ee Hiiraan iyo Sh/dhexe. [...]

Dowladda Mareykanka oo dowladda Soomaaliya ka codsaday inay u soo gacangeliso nin ay sheegtay inuu…

Mareykan taliyihiisa (2)

Dowladda Mareykanka ayaa ka codsatay dowladda Soomaaliya inay ku soo wareejiso sarkaal ka tirsan dagaalyahanada Xarakada Al-shabaab oo ay Mareykanku madixiisa dul-dhigeen lacag gaareysa 50-milyan oo doolarka Mareykanka ah, kaas oo ay dowladda Soomaaliya sheegtay inay gacanta ku dhigtay dhawaan. Ninka ay Mareykanku doonayaan in lagy wareejiyo ayaa lagu magacaabaa Liibaan Xaaji Maxamed oo horaantii [...]

Dowladda Soomaaliya oo magac cusub u bixisay Al-shabaab, kuna magacawday UGUS oo la micno ah…

al-shabaab2

Hay’adda nabadsugidda dowladda Soomaaliya ee NISA ayaa waxay ku dhawaaqday in dagaalyahanada Al-shabaab loo isticmaalo magacooda UGUS oo laga soo gaabiyey ururka gumaadka ummadda Soomaaliyeed, waxaana magacaasi uu ka turjumayaa sida ay dowladdu sheegtay afcaasha Al-shabaab oo ka caado yeelatay gumaadka ummadda Soomaaliyeed ayaa lagu yiri warka Nabadsugidda, iyadoo magacan uu noqonayo kan rasmiga ah [...]

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay gacanta ku dhigtay sarkaal Al-shabaab ka tirsan 50-kun doolar la duldhigay madixiisa

Liban

Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay gacanta ku heyso nin lagu magacaabo Liibaan Xaaji Maxamed oo ka tirsan Al-shabaab, kaas oo dhawaan hay’adda Mareykanka u qaabilsan Sirdoonka gudaha ee FBI ay sheegtay inay ku dartay ninkan liiska waxa loogu yeeri argagaxisada, isla markaasna madaxiisa ay duldhigtay lacag dhan 50,000 (Konton kun) [...]

Cali Khaliif Galeyr: Wadahadaladu hadday burbureen cidduu waqtigu ku socdo waa maamulka Somaliland

Galayr-doorasho

Madaxweynaha Khaatumo, Cali Khaliif Galeyr ayaa ka hadlay wadahadaladii burburay ee dalka Turkiga ku dhex-mari lahaa dowladda Soomaaliya iyo maamulka Somaliland, isagoo sheegay in burburka wadahadaladaasi ku yimid aanu aheyn mid sii jiri doona, Galeyr oo wareysi siiyay BBC-da ayaa sheegay in haddii uu dib u dhac yimaado, cidda uu waqtigu ku socdaa ay tahay [...]

Madal lagu ansixinayo mashaariicda hiigsiga cusub oo lagu qabanayo magaalada Muqdisho

Caynte-300x300

Wasiirka qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga ee xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya C/raxmaan Yuusuf Cali (Ceynte) ayaa shalay sheegay in 23-ka bishan magaalada Muqdisho lagu qaban doono madal lagu ansixinayo mashaariicda Hiigsiga cusub ee Soomaaliya, Ceynte ayaa hadalkan ka sheegay shir shalay magaalada Muqdisho ay ku yeesheen toddobo wasiir oo quseeya barnaamijka Hiigsiga Cusub iyo deeq [...]

Madaxweynaha Puntland oo maanta ku wajahan magaaladda Kismaayo iyo qodobo la sheegay inay ka wadahadlayaan isaga iyo Axmed Madoobe

Gaas hadal

Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) iyo wefdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa lagu wadaa inay maanta gaaraan Magaalada kismaayo ee xarunta Maamulka KMG ah ee jubba,waxaana si aad ah loo adkeeyey ammaanka magaaladaasi oo xalay lagu soo daadiyey ciidamo cusub oo halkaasi bilaabay howlo la xiriira sugidda ammaanka. Safarka Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed [...]

La taliyihii Madaxweynaha maamulka Somaliland oo is-casilay, sababtana ku sheegay…

IMG_0FDC3E-5157F8-7F0559-62C83A-D4884E-B1CA46-310x232

La taliyihii Madaxweynaha maamulka Somaliland ee u qaabilsanaa dhanka arrimaha bulshada la hayb sooco, ayaa iska casilay xilkii uu ka hayey maamulka Somaliland, Barkhad Jaamac Xirsi oo ahaa la taliyihii xagga arrimaha dadka la hayb sooco ee Madaxweyne Siilaanyo u qaabilsanaa, ayaa wuxuu sheegay in sababta uu isku casilay ay tahay in maamulka Somaliland uusan [...]

Al-shabaab oo ku hanjabtay inay weerarayso dhismaha Baarlamaanka Kenya

Al-shaba

Ammaanka baarlamaanka dalka Kenya ee Nairobi ayaa aad loo adkeeyay kaddib markii ay soo baxeen warar sheegaya in Xarakada Al-shabaab ay qorsheynayo inay weerar ku qaaddo baarlamaanka Kenya, ciidamada sirta dalka Kenya ayaa sheegay in 12-qof oo ka mid ah kooxda Al-shabaab ay qorsheynayaan inay weeraraan xarunta baarlamaanka, iyadoo lix ka mid raggaas ay ku [...]

Search Archive

Search by Date
Search by Category
Search with Google

Photo Gallery

Log in | Farshaxanku waa: SOMAALJECEL NEWS NETWORK