Google

 
Wararkii Soomaaliya :: Somaaljecel News and Entertainment Network Wararkii Soomaaliya :: Somaaljecel News and Entertainment Network

 BAAQ LAGU TAAGEERAYO LAGUNA DHIIRIGELINAYO MOWQIFKA WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA IYO AMNIGA QARANKA, MUUSE NUUR AMIIN, KUNA WAJAHAN MAGACAABISTA DEGMOOYINKA CUSUB: [ Written by: Odayaasha dhaqanka, culimada, aqoonyahanada, haweenka iyo dhalinyarada gobolada ku xursan baaqa, Posted on 3.Jul.2008[Read / Akhri]

Wararkii Soomaaliya :: Somaaljecel News and Entertainment Network Wararkii Soomaaliya :: Somaaljecel News and Entertainment Network Wararkii Soomaaliya :: Somaaljecel News and Entertainment Network Wararkii Soomaaliya :: Somaaljecel News and Entertainment Network Wararkii Soomaaliya :: Somaaljecel News and Entertainment Network Wararkii Soomaaliya :: Somaaljecel News and Entertainment Network Wararkii Soomaaliya :: Somaaljecel News and Entertainment Network Wararkii Soomaaliya :: Somaaljecel News and Entertainment Network Wararkii Soomaaliya :: Somaaljecel News and Entertainment Network Wararkii Soomaaliya :: Somaaljecel News and Entertainment Network Wararkii Soomaaliya :: Somaaljecel News and Entertainment Network Wararkii Soomaaliya :: Somaaljecel News and Entertainment Network Wararkii Soomaaliya :: Somaaljecel News and Entertainment Network Wararkii Soomaaliya :: Somaaljecel News and Entertainment Network Wararkii Soomaaliya :: Somaaljecel News and Entertainment Network Wararkii Soomaaliya :: Somaaljecel News and Entertainment Network Wararkii Soomaaliya :: Somaaljecel News and Entertainment Network Wararkii Soomaaliya :: Somaaljecel News and Entertainment Network

Wararkii Soomaaliya :: Somaaljecel News and Entertainment Network Wararkii Soomaaliya :: Somaaljecel News and Entertainment Network

Wararka Maanta [ 3.Jul.2008]

 MUQDISHO: 5 qof oo siyaabo kala duwan maanta Muqdisho loogu dilay 
 NAYROOBI: Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo shir Jaraa’id ku qabtay Nayroobi
 B/WEYNE: Dagaal xooggan oo degaanka Ceel-gaal ee gobolka Hiiraan ku dhex maraya ciidamada Itoobiya iyo kooxo hubeysan
 MUQDISHO: Dil loo geystay Guddoomiyihii Guddiga Taakuleynta Agoonta Soomaliyeed iyo Culumaa’udiinka Muqdisho oo cambaareeyay dilkiisa. 
 KISMAAYO: Magaalada Kismaayo oo canshuur aruurin laga bilaabay
 CADALE: Ciidamada Maxaakiimta Islaamiga oo weerar hubeysan ku qaaday kooxo jidgooyo dhigtay
 MUQDISHO: Iskuxiraha ururrada Bulshada rayidka Soomaaliyeed oo la weeraray

[...iyo warar kale. Halkan riix]

Wararkii Soomaaliya :: Somaaljecel News and Entertainment Network Wararkii Soomaaliya :: Somaaljecel News and Entertainment Network

Wararka Maanta [ 2.Jul.2008]

 MUQDISHO: Qasaarihii ka dhashay dagaalkii xalay ka dhacay Muqdisho oo isa soo taraya iyo goobihii lagu dagaalamay oo maanta xasilan 
 MATABAAN: Warbixinno dheeraad ah ka soo baxaya dagaalkii Matabaan iyo Saraakiil muhim oo dhinacyadii dagaallamay kaga geeriyootay
 CASMARA: Sheekh Xasan Daahir Aweys oo sheegay inuusan ka qeyb galaynin shirka lagu dhexdhexaadinayo isbahaysiga dib u xoreynta 
 JOWHAR: Guddoomiyihii Maxkamadda Madaniga degmada Jowhar oo is casilay 
 MUQDISHO: Labo askari oo ka tirsanaa ciidamada dowladda KMG Soomaaliya oo toogasho lagu dilay

[...iyo warar kale. Halkan riix]

Wararkii Soomaaliya :: Somaaljecel News and Entertainment Network Wararkii Soomaaliya :: Somaaljecel News and Entertainment Network

Wararki ugu dambeeyay [ 1.Jul.2008]

 MUQDISHO: Faahfaahin dheeraad oo ku saabsan  dagaalka ka holcaya Muqdisho iyo meydad waddooyinka daadsan 
 B/WEYNE: Labo Gaari oo laga soo qabsaday ciidamada Itoobiya oo lagu dhex arkay gudaha magaalada B/weyne
 MATABAAN: Gobolka Hiiraan oo dagaal culus uu ka qarxay
 GURICEEL: Ciidamada Itoobiya oo Guraceel ka guuray kadib markii ay ku nasan waayeen
 MUQDISHO: Goob lagu xusayay munaasabadda 1-da Luulyo oo madaafiic lagu garaacay
 MUQDISHO: Askari ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya oo toogasho lagu dilay
 BERBERA: Is rasaaseyn dhimasho iyo dhaawac sababtay oo ka dhacday magaalada Berbera 
 MUQDISHO: Shaqaale u shaqeynayay hay'ad Samafal oo shalay la afduubtay oo weli ku jira gacanta kooxihii afduubtay

[...iyo warar kale. Halkan riix]

Wararkii Soomaaliya :: Somaaljecel News and Entertainment Network Wararkii Soomaaliya :: Somaaljecel News and Entertainment Network

Wararka Maanta [30.Jun.2008]

 MUQDISHO: Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga dowladda KMG oo gaashaanka u daruuray wareegto uu soo saaray madaxweyne Yuusuf 
 B/WEYNE: Maxkamadaha Islaamiga oo la wareegay hub iyo gaadiid uu lahaa Yuusuf Dabageed
 GURACEEL: Degaanka Guraceel oo xalay dagaal culus uu ka dhacay, maantana xasiloon
  BU'AALE:  Xoogag ka tirsan Maxkamadaha Islaamiga oo burcad sifeyn ka sameeyay degaanno ka tirsan Jubbooyinka
 JABUUTI: Shirkii Golaha dhexe ee Isbahaysiga dib xoreynta oo laga yaabo inuu dib u dhac ku yimaado

[...iyo warar kale. Halkan riix]

Wararkii Soomaaliya :: Somaaljecel News and Entertainment Network Wararkii Soomaaliya :: Somaaljecel News and Entertainment Network

Wararka Maanta [29.Jun.2008]

 MUQDISHO: Gaari dad rayid ah saarnaayeen oo Muqdisho lagu qarxiyey iyo Guddoomiye ku-xigeen degmo oo la dilay
 B/WEYNE: Magaalada B/weyne oo ay isku rasaaseeyeen Xooggaga Maxkamadaha Islaamiga iyo Ilaaladii Yuusuf Dabageed
 GURACEEL: Ciidamada Itoobiya iyo kooxo hubeysan oo dagaal culus uu ku dhex maray magaalada Guraceel
 SANCA: Isbahaysiga dib u xoreynta dalka Soomaaliya oo lagu dhexdhexaadinayo dalka Yemen
 XUDUR: Shaqaale ajnabi ah oo u shaqeynayay hay’ad samafal oo dib xoriyaddoodii u helay
 QAAHIRA: Shir looga hadlayo arrimaha Soomaaliya oo maanta ka furmaya dalka Masar
 MUQDISHO: Nin ay dileen ciidamada dowladda Soomaaliya oo meydkiisa laga arkay……

[...iyo warar kale. Halkan riix]

Wararkii Soomaaliya :: Somaaljecel News and Entertainment Network Wararkii Soomaaliya :: Somaaljecel News and Entertainment Network

Wararka Maanta [28.Jun.2008]

 WAR DEGDEG AH: B/WEYNE: Magaalada B/weyne oo gacanta dowladda Soomaaliya ka baxday iyo Cumar Xaashi oo saacadaha soo socda lagu wado inuu ka khudbeeyo
 MUQDISHO: Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo Muqdisho ka dhoofay 
 XUDUR: Magaalada Xudur oo dagaal xooggan kadib ay la wareegeen xoogag hubeysan iyo afduub loogu geystay dad ajnabi ah
 JABUUTI: Madaxweynaha Jabuuti oo wada dedaal lagu heshiisiinayo xubnaha isbahaysiga dib u xoreynta Soomaaliya
 MUQDISHO: Nin Ganacsade ah oo Muqdisho lagu dilay
 AFGOOYE: Kooxo Caweys cayaarayay oo weerar lagu qaaday

[...iyo warar kale. Halkan riix]

Maamulka - iyo dhismaha Shabakadda Somaaljecel

 

C/raxmaan Cumar Madoobe: Madaxa Xafiiska Wararka Muqdisho

Email Dalmar



Copyright © 2002-2005 Somaaljecel Network

Waxaad tahay qofkii

 

4477

Tan iyo aasaaska Somaaljecel