Google

Wararkii Soomaaliya :: Somaaljecel News and Entertainment Network Wararkii Soomaaliya :: Somaaljecel News and Entertainment Network

 Xasuusta iyo tixraaca taariikhda siyaasadeed Soomaaliya: [ Written by: Zihaam, Posted on 14.May.2009[Read / Akhri]

Wararkii Soomaaliya :: Somaaljecel News and Entertainment Network Wararkii Soomaaliya :: Somaaljecel News and Entertainment Network

 La mood noqonse weyday: [ Written by: C/hi Really, Posted on 14.May.2009[Read / Akhri]

Wararkii Soomaaliya :: Somaaljecel News and Entertainment Network Wararkii Soomaaliya :: Somaaljecel News and Entertainment Network

 Yaa murtad ah, Yaa daba dhilif ah, Yaa khawaarij ah, Yaase qaldan?: [ Written by: C/fataax C/Aadan, Posted on 14.May.2009[Read / Akhri]

Wararkii Soomaaliya :: Somaaljecel News and Entertainment Network Wararkii Soomaaliya :: Somaaljecel News and Entertainment Network

 Siyaasad wareersan iyo Saxaafad colaadeed: [ Written by: C/fataax C.Aadan, Posted on 13.May.2009[Read / Akhri]

Wararkii Soomaaliya :: Somaaljecel News and Entertainment Network Wararkii Soomaaliya :: Somaaljecel News and Entertainment Network

 Isbedellada dagaallada xaaladaha iyo xeerarka xakameyntooda. : [ Written by: W/Q: Cumar A. Sheekh, Posted on 13.May.2009[Read / Akhri]

Wararkii Soomaaliya :: Somaaljecel News and Entertainment Network Wararkii Soomaaliya :: Somaaljecel News and Entertainment Network

 Qiimaha nabadda iyo Qorshooyinka Shisheeye: [ Written by: C/fatax C.Aadan, Posted on 13.May.2009[Read / Akhri]

Wararkii Soomaaliya :: Somaaljecel News and Entertainment Network Wararkii Soomaaliya :: Somaaljecel News and Entertainment Network Wararkii Soomaaliya :: Somaaljecel News and Entertainment Network Wararkii Soomaaliya :: Somaaljecel News and Entertainment Network Wararkii Soomaaliya :: Somaaljecel News and Entertainment Network Wararkii Soomaaliya :: Somaaljecel News and Entertainment Network

 WAXQABADKA SHIRKADDA ISGAARSIINTA NATIONLINK: [ Written by: Dalmar, Posted on 28.Jan.2009[Read / Akhri]

Wararkii Soomaaliya :: Somaaljecel News and Entertainment Network Wararkii Soomaaliya :: Somaaljecel News and Entertainment Network

Wararkii Soomaaliya :: Somaaljecel News and Entertainment Network Wararkii Soomaaliya :: Somaaljecel News and Entertainment Network

Wararka Maanta [ 2.Jul.2009]

Sirta:- Warbixin ku sabsan shirkii 13aad ee Midowga Afrika oo ka furmay dalka Liibiya iyo shirkaasi oo diiradda lagu saaray xaaladda Soomaaliya}
Muqdisho: Dagaalo iyo qeymo ay dad badani ku dhinteen kuwo kalena ku dhaawacmeen oo ka dhacay Xaafado ka tirsan Degmooyinka Shibis, Yaaqshiid iyo Kaaraan iyo rasaas goos goo ah oo weli ka socota degmooyinkaasi

Sirta: Urur Goboleedka IGAD oo shir gaar ah ka yeeshay arrimaha Soomaaliya qodobana soo saaray 
Nairobi: Midowga Yurub oo sheegay inay dhinaca Milletiga iyo dhaqaalah ka taageerayaan dowladda Soomaaliya 
London: Dowladda Ingiriiska oo sheegtay inay ka qeybqaadaneyso soo celinta Nabaddii iyo dowladnimadii Soomaaliya
Cadan:- 22 dhalinyaro Soomaali ah oo Maxkamad lagu soo taagay dalka Yemen

[...iyo warar kale. Halkan riix]

Wararkii Soomaaliya :: Somaaljecel News and Entertainment Network Wararkii Soomaaliya :: Somaaljecel News and Entertainment Network

Wararka Maanta [ 1.Jul.2009]

 Muqdisho: Madaxweynaha Soomaaliya oo hambalyo u diray Shacabka Soomaaliyeed iyo xaflad lagu xusayey 1-da Luulyo oo xalay lagu qabtay G/Banaadir
 Muqdisho: Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka dowladda KMG Soomaaliya oo Muqdishoku geeriyooday 
 Riyad: Dowladda Sacuudiga oo la sheegay inay isku dayeyso inay wadahadalsiiso dhinacyada isku haya Soomaaliya
 B/weyne: Guddoomiye ku-xigeenki Maxkamadaha Gobolka Hiiraan iyo Guddoomiyihii Maxkamadda Racfaanka oo is casilay
 Kampala: Madaxweynaha dalka Yugandha oo ku amaanay dowladda Mareykanka hubka ay siisay dowladda KMG Soomaaliya 

[...iyo warar kale. Halkan riix]

Wararkii Soomaaliya :: Somaaljecel News and Entertainment Network Wararkii Soomaaliya :: Somaaljecel News and Entertainment Network

Wararka Maanta [30.Jun.2009]

 Muqdisho: Diyaarado hub u sida dowladda KMG oo ka degay Garoonka diyaaraha Muqdisho 
 Washington: Madaxweynaha Mareykanka oo lagula taliyay inuusan faragelin toos ah ku samayn Soomaaliya 
 Muqdisho: Ganacsatada Muqdisho oo dignin kulul loo jeediyey, maalmo go’anna loo qabtay 
 Tripoli: Madaxweynaha Liibiya oo ka dalbaday Madaxweyne Sheekh Shariif inuu ka soo qeyb galo shirka Midowga Afrika 
 Casmara/Muqdisho: Dowladda Eritreya iyo ururka Xisbul Islaam oo gooni gooni u beeniyey hadalkii ka soo yeeray Madaxweyne Sheekh Shariif 
 Nayroobi: Dowladda Soomaaliya oo heshiis la gashay shirkad hanti dhowr oo caalami ah
 Riyaad: Dowladda Sacuudiga oo ka hadashay xaaladda Soomaaliya

[...iyo warar kale. Halkan riix]

Wararkii Soomaaliya :: Somaaljecel News and Entertainment Network Wararkii Soomaaliya :: Somaaljecel News and Entertainment Network

Wararka Maanta [28.Jun.2009]

 Muqdisho: Madaxweynaha dowladda KMG oo goob uu shir jaraa’id ku qabanayay laga ridayay madaafiic lagu duqeynayay shacabka 
 Jowhar: Dagaal u dhexeeya Xarakada Al-shabaab iyo Maxkamadaha Islaamka ee taageersan dowladda Soomaaliya oo ka qarxay deegaanka Ceelbaraf ee Gobolka Sh/dhexe. 
 Jabuuti: Dowladda Jabuuti oo sheegtay inay ciidamo u dirayaan Soomaaliya haddii……. 
 Muqdisho: Degaanno ka mid ah magaalada Muqdisho oo la duqeeyay 
 Muqdisho: Dowladda KMG Soomaaliya oo qalabaneyso ciidamadeeda 
 Gaalkacyo: Madaxweynaha Maamulka Gal-Mudug oo beeniyey war uu isagu sheegay 
 Brussels: Hay’adda Xaquuqda Aadanaha Human Rights Watch oo ku baaqday in la baaro dhibaatooyinka Ciidamada AMISOM ay ku hayaan dadka rayidka.
 Muqdisho: Hay'adda ARDO oo howlo dayactir ah ka bilowday qaar ka mid ah Iskuullada dalka iyo waddooyinka gobolada qaarkood

[...iyo warar kale. Halkan riix]

Wararkii Soomaaliya :: Somaaljecel News and Entertainment Network Wararkii Soomaaliya :: Somaaljecel News and Entertainment Network

Wararka Maanta [25.Jun.2009]

See full size image Washington: Dowladda Maraykanka oo hub iyo rasaas ugu deeqday dowladda KMG Soomaaliya. 
 Muqdisho: Dowladda KMG oo niyadjab weyn ka muujisay in dalabkeeda laga jawaabi waayo
 Muqdisho: AMISOM oo Idaacad ka Furaneysa magaalada Muqdisho 
 London: Xildhibaan ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya oo is casilay, kuwo la xayiray iyo mid kale oo geeriyooday 
 Nayroobi: Dowladda Kenya oo sheegtay inaysan marna ciidamadeeda u direynin Soomaaliya iyo Madaxweynaha Kenya oo …… 
 Garowe: Maamulka Puntland oo ka hadlay baaqii dowladda KMG Soomaaliya

[...iyo warar kale. Halkan riix]

Wararkii Soomaaliya :: Somaaljecel News and Entertainment Network Wararkii Soomaaliya :: Somaaljecel News and Entertainment Network

Wararka Maanta [24.Jun.2009]

 B/weyne: Magaalada B/weyne oo war iyo wacaal aan iska heynin iyo xildhibaan sheegay inuu haatan wadahadal u furmay……. 
 Muqdisho: Dhaqdhaqaaq ciidan oo laga dareemay nawaaxiga iyo gudaha Xarunta Madaxtooyada Muqdisho 
 Muqdisho: Taliyihii ciidamada dowladda KMG Soomaaliya oo la sheegay in uu dhaawacmay iyo dowladda KMG oo niyadjab uu ku yimid 
 Muqdisho: Dagaallo goos goos ah oo ka socda degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho 
 Muqdisho: Guddoomiyaha Ganacsatada oo difaacay Ganacsatada Suuqa Bakaaraha, isla markaana eedeeyay Ganacsatada Puntland 
 Kampala: Dowladda Yugandha oo sheegtay inay Soomaaliya u direyso ciidamo dheeraad ah haddii……

[...iyo warar kale. Halkan riix]

Maamulka - iyo dhismaha Shabakadda Somaaljecel

C/raxmaan Cumar Madoobe: Madaxa Xafiiska Wararka Muqdisho

Email Dalmar

Copyright © 2002-2005 Somaaljecel Network

Waxaad tahay qofkii

42700

Tan iyo aasaaska Somaaljecel